Majaajiliiste aan laheyn khibrad Siyaasadeed oo ku guuleystay doorasho Madaxweyne

Dadka reer Ukrain ayaa maanta codadkooda ka dhiibtay doorashada madaxtinimada, taasoo uu ku guuleystay nin majaajiliista ah oo aanan laheyn khibrad siyaasadeed. Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujineya in Volodymyr Zelenskiy oo horay u jilay musalsal TV-ga laga daawaday oo uu ku matalay madaxweyne mala’awaal ah uu ka guuleysanayo madaxweynaha talada haya Petro Poroshenko. Codadka doorashada … Continue reading Majaajiliiste aan laheyn khibrad Siyaasadeed oo ku guuleystay doorasho Madaxweyne